Madaxweyne Laftagareen oo cadeeyay Sababta Janaraalo ugu soo daray Baarlamaanka cusub

Baarlamaanka 11-aad ee federaalka Soomaaliya ayaa sannadkan lagu soo daray xubno badan oo saraakiil ciidan ah, kuwaa oo siyaabo kala duwan loogu soo doortay dowlad goboleedyada dalka ka jira. Saraakiisha ciidamada ee kamid noqday Baarlamanaka federaalka Soomaaliya ayaa isugu jira kuwa hore oo howlgab ah iyo kuwa cusub oo qaarkood xilal hayeen, waxaana saraakiisha sannadkan … Continue reading Madaxweyne Laftagareen oo cadeeyay Sababta Janaraalo ugu soo daray Baarlamaanka cusub